Puntland oo dhulkeeda ka ceyrisay Saraakiil u shaqeenayay Hay’ado Caalmi ah

Amar kasoo baxay maamulka Puntland ayaa deegaanada maamulkaasi looga ceyriyay labo sargaal oo ka shaqeenayay Hay’ado caalami ah, kadib eedeymo musuq maasuq iyo wax isdaba marin loo jeediyay saraakiishaasi. Labada Sargaal ee Puntland deegaanadeeda ka ceyrisay ayaa katirsanaa madaxda Hay’adaha World Vision International iyo Relief International ee ka howlgala deegaanada maamulka Puntland. NAPOLEON PHIRI oo ahaa madax hawlgalada ahna … Continue reading Puntland oo dhulkeeda ka ceyrisay Saraakiil u shaqeenayay Hay’ado Caalmi ah